Habraaca  doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la soo saaray (Akhriso)

HomeWararka

Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa maanta kulankoodii u horeeyay ku yeeshay magaalada Garoowe, iyagoo ku soo bandhigay

Warka Caweysin C/naasir ibraahim maxamed, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxwayne Farmaajo oo la kulmay dhaxal sugaha Imaaradda Abu Dubai
Alshabaab oo ku Dilay Magaaladda Laamu Sarkaal Kenyan ah

Guddiga doorashada gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa maanta kulankoodii u horeeyay ku yeeshay magaalada Garoowe, iyagoo ku soo bandhigay habraaca loo marayo doorashada Gudoomiyaha cusub.

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada ay qabsoomeyso 14-ka bishan oo Khamiista todobaadkan ah, waxeyna Diiwaan gelinta musharixiinta bilaabneysaa beri oo Axad ah 10-ka bisha, waxeyna ku egtahay Arbacada oo 13-ka bisha ah.
Akhriso.


Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: