Gurmad Baladweyne oo maanta Gaalkacyo ka ambabaxay  (Sawiro)

HomeWararka

Gurmad Baladweyne oo maanta Gaalkacyo ka ambabaxay (Sawiro)

Magaalada Gaalkacyo maanta oo Jimce ah waxaa ka ambabaxay oo lagu sagootiyey 3 Gaari oo Candhameydle ah kuwaas oo siday deeqdii laga uruuriyay shacabk

Wasiirka Gashandhiga DFS oo Saraakil tababar usoo xiray (Sawiro)
Al-shabaab oo lagala wareegay deegaan katirsan Hiiraan
Qurbajoogta soo Laabatay oo la Dhacay Nimcada Dalka (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo maanta oo Jimce ah waxaa ka ambabaxay oo lagu sagootiyey 3 Gaari oo Candhameydle ah kuwaas oo siday deeqdii laga uruuriyay shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo looguna talagalay in la gaarsiiyo walaalaha Baladweyne.

Deeqdan ayaa isugu jirtay noocyo kala duwan waxaan sagootiteeda ka soo qaybgalay dhalinayaro, aqoonyanno, culimaa’udiin, saxafiyiin, bulshada qeybaheeda kala duwan, maamulka degmada Gaalkacyo, guddoomiyaha Gobolka iyo kuxigeenkiisa.

Waa gurmadkii labaad oo ka baxa Puntland.

Sawiro.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: