Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad:“ Weerarkii  xarunta baarlamaanka waxa uu  dhaawacay sumcadii Puntland“(dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad:“ Weerarkii xarunta baarlamaanka waxa uu dhaawacay sumcadii Puntland“(dhegayso)

Labo habeen kahor ayay ahayd markii iska horimaad hubaysan uu ku dhexmaray xarunta baarlamaanka Puntland ciidamada Booliska iyo ilaaladii xarunta ku

Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Puntland oo Daljir uga Waramay Imtixaanka Shahaadiga (dhegayso)
Dowladda Federalka ah oo Ka Hadashay Diyaaraddii Kenya Ku Leexisey Wajeer

Labo habeen kahor ayay ahayd markii iska horimaad hubaysan uu ku dhexmaray xarunta baarlamaanka Puntland ciidamada Booliska iyo ilaaladii xarunta ku sugnayd kahor intii aan xilka qaadista lagu samaynin guddoomiyihii baarlamaanka Puntland

dhacdadan ayaa ahayd mid Puntland ugub ku ah, waxaana aad uga falceliyay shacabka iyo siyaasiyiinta Puntland.

inta laxaqiijiyay iska horimaadkaasi waxaa ku dhintay ilaa iyo saddax qof.

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo kamdi ah baarlamaanka Puntland ayaa warasi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ku sheegay in dhacdadaasi ay ahad mid dhulka lagashay sumcadii Puntland iyo dowladnimadii lagu taamayay mudo 20sano ah.

waxa uu sheegay in xilka qaadistii guddoomiye Dhoobo Daareed ay ahayd sharcidaro.
wariye Khdar Cawl Ismaaciil ayuu uwaramay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: