Sidee ayay udhacday codayntii xilka qaadista guddoomiye Dhoobo Daareed? Maxaase loo cuskaday?( Sawiro)

HomeWararka

Sidee ayay udhacday codayntii xilka qaadista guddoomiye Dhoobo Daareed? Maxaase loo cuskaday?( Sawiro)

49-xildhibaan mudane ayaa ucodeeyay xilka qaadista guddoomiyaha baarlanaaka waxaana kulanka soo xaaduray 53 mudane. xildhibaanada ayaa xilka qaadista guddoomuyaha u cuskaday in ciidamo malayshiyaad ah uu keenay xarunta baarlamaanka. Mooshinka laga keenay guddoomiyihii baarlamaanka Cabdixakiin Dhoobo Daareed waxaa qabtay oo kulanka shir gudoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland. Sawiro. Diwaanka wararka. Radio Daljir.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo shacabka ugu Baaqay Kashaqaynta Amaanka (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garowe (dhegayso)
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo gaaray Burtinle (Daawo)

49-xildhibaan mudane ayaa ucodeeyay xilka qaadista guddoomiyaha baarlanaaka waxaana kulanka soo xaaduray 53 mudane.
xildhibaanada ayaa xilka qaadista guddoomuyaha u cuskaday in ciidamo malayshiyaad ah uu keenay xarunta baarlamaanka.

Mooshinka laga keenay guddoomiyihii baarlamaanka Cabdixakiin Dhoobo Daareed waxaa qabtay oo kulanka shir gudoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland.
Sawiro.


Diwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: