Gaalkacyo oo ka faa’ideysaneysa mashruuca horumarinta Dowladdaha Hoose ee ka socda dalka

HomeWararka

Gaalkacyo oo ka faa’ideysaneysa mashruuca horumarinta Dowladdaha Hoose ee ka socda dalka

Xubno ka kala socday Xafiiska UNSOM ,UN Habitat iyo Hay,addo Kale oo galkacyo kula shiray maamnulka degmada Gaalkacyo ee dawlad goboleedka Galmudug ay

Hay’adda duulista rayidka ah oo war ka soo saartay diyaaraddii ku dhacday garoonka Muqdisho.
NABADOON MAXAMUUD YUUSUF XAAJI OO SI ADAG ULA DAR-DAARMEY XILIBAAN XAANGE (DAAWO)
Ahmiyadda shirka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing (dhegayso)

Xubno ka kala socday Xafiiska UNSOM ,UN Habitat iyo Hay,addo Kale oo galkacyo kula shiray maamnulka degmada Gaalkacyo ee dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxay ka wada hadleen horumarinta magaalada Gaalkacyo iyo sidii ay qeyb uga noqon lahayd magaalooyinka Ka Faa’iidaysta mashruuca horumarinta dowladdaha hoose oo kasocda magaalooyin badan oo dalka ah.

Duqa degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf ayaa sarakiisha uu lakulmay waxa uu kala hadlay waxqabadka dawladda hoose,wuxuuna u soo bandhigay baahiyaha ay qabaan iyo mashruucyada ay doonayaan in laga taageero.

Mas’uuliyiintii ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay eek ala UNSOM iyo UN Habitate ayaa waxay u balan qaadeen maamulka Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug iney ka taageeri doonaan horumarinta Gaalkacyo iyo adeegyada muhiimka ah ee ay u baahan yihiin.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: