Guddiga ilaalinta deegaanka ee baarlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyay isbadalka Cimilada (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga ilaalinta deegaanka ee baarlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyay isbadalka Cimilada (dhegayso)

Xildhibaan Fu,aad Abshir Axmed oo kamid ah golaha wakiilada dawladda Puntland ayaa socdaalo kaladuwan uu ku maray qaybo kamid ah degmada Jariiban wuxu

WARBIXIN: Degmadda Doolow Somaaliya & isticmaalka Lacagta Birta ee Itoobiya (Daawo)
Guddoomiye Yarisow “Maamulka Gobolka Benaadir waxaa ka go’an horumarinta Naafada Soomaaliyeed”
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda Maraykanka

Xildhibaan Fu,aad Abshir Axmed oo kamid ah golaha wakiilada dawladda Puntland ayaa socdaalo kaladuwan uu ku maray qaybo kamid ah degmada Jariiban wuxuu kulan la qaatay waxgaradka iyo maamulka degmada Jariiban kuwas oo uu kala hadlayey dhibaatooyinka ka taagan qaybo kamid ah degmada ay kamid tahay Bacadka guuraya oo go’doonka galiyey qaybo kamid ah  tuulooyinka hoose yimaada degmada.

Xildhibaan Fu’aad oo kamid ah guddiga Ilaalinta deegaanka iyo khayraadka dabiiciga ah ee golaha wakiilada Puntland  ayaa sheegay inuu u kuur galayey dhibaatooyinka taagan.
Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: