Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 32aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

HomeWararka

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 32aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso. Hoos ka daawo.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo shaaciyay In Gogosha Dib-u-heshiisiinta Galmudug ay taallo Magaalada Dhuusamareeb
Wasaarada degaanka Puntland oo go’aamo kasoo saartay Ugaarsiga Xayawaanka diinka (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Baran (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: