Odayaasha dhaqanka Dhuusamareeb oo xalay go’aamo culus soo saaray (Daawo)

HomeWararka

Odayaasha dhaqanka Dhuusamareeb oo xalay go’aamo culus soo saaray (Daawo)

Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wac

Sacuudiga oo Awaamiis kasoo saaray Adaanka sameecadaha Masaajidada, xilga Salaada (Warbixin)
Kuuriyada Waqooyi oo dib u kicinaysa xarun gantaalaha laga hago oo ay horay u joojisay
Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay Muqdisho

Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wacad Ku maray in cidii arintaasi Ku dhaqaaqda tilaabo cad ah ay ka qaadi doonaan.

Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa sidoo kale ku dhawaaqay haddii Ahlusunna la siiyo 35 Xildhibaan in aysan ka qeyb gali doonin dhismaha maamulka Galmudug.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: