Bangiyada Lubnaan oo dib loo furidoono maalinta Beri ah

HomeWararka

Bangiyada Lubnaan oo dib loo furidoono maalinta Beri ah

Maamulayaasha Bangiyada dalka Lubnaan ayaa Warbaahinta u sheegay maanta in beri oo khamiis ah ay furidoonaan Bangiyada oo xirnaa mudo 13 maalmood ah k

Waxbarashada Guurguurta oo laga Hirgeliyey Miyiga Magaalada Qardho (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Maxamud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso
Shacabka Qardho & Arragtidooda ku aadan in dib loo celiyo Xildhibaan Sacdiyo

Maamulayaasha Bangiyada dalka Lubnaan ayaa Warbaahinta u sheegay maanta in beri oo khamiis ah ay furidoonaan Bangiyada oo xirnaa mudo 13 maalmood ah kadib markii dalkaasi ay ka dhaceen dibad baxyo balaaran oo looga soo horjeeday xukuumada.

Dahaqaalaha dalka Lubnaan ayaa hoose udcay,waxayna sababtay in ay shaqola’aan ay noqdaan kumanaan dhalinyaro ah.

Ra’iisul Wasaarihii dalkaasi Xariir, ayaa talaadadii iscasilay kadbi markii uu arkay in xaalada dhaqaale ee dalka uu ka hooseeyo halkii uu joogay 30 sano kahor.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: