Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo digniin ka soo saartay Duufaanta Kayaar (daawo)

HomeWararka

Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo digniin ka soo saartay Duufaanta Kayaar (daawo)

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa kaluumaysata iyo ganacsatada waxa uu uga digay in ay ka fogaadaan xeebaha,maadaama ay ku soo wajahantahay Puntland Duufaanta Kayaar. waxa uu soo bandhigay wasiirka sawiro muujinaya biyaha Badda oo soo galay xaafadaha udhow magaalada Bosaaso. Halkan hoose ka daawo.      

Dowlada Soomaaliya iyo shirkadaha Shidaalka Shell iyo Exxon oo heshiis gaaray
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Ciidamo dowladda ka tirsan oo xeebta Marka ay dooni kula degtay

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa kaluumaysata iyo ganacsatada waxa uu uga digay in ay ka fogaadaan xeebaha,maadaama ay ku soo wajahantahay Puntland Duufaanta Kayaar.

waxa uu soo bandhigay wasiirka sawiro muujinaya biyaha Badda oo soo galay xaafadaha udhow magaalada Bosaaso.

Halkan hoose ka daawo.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: