Xeerilaalinta Puntland oo baarlamaanka ka codsatay in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xasan Daad (dhegayso)

HomeWararka

Xeerilaalinta Puntland oo baarlamaanka ka codsatay in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xasan Daad (dhegayso)

Xeerilaaliye kuxigeenka guudee ee Puntland Maxamed Xareed oo maanta Warbaahinta kulahadlay xafiiskiisa Garoowe ayaa waxa uu  gudoonka baarlamaanka iyo xildhibaanadaba ka codsaday in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xassan Daad si ay dacwad ugu soo oogaan. waxa uu sheegay in xildhibaanka uu ku hadlay hadalo gaf ku ah midnimada shacabka Puntland. Dhegayso.      

Maxaabis isku dayday inay kabaxsaddan Xabsiga Garoowe & Saarakil ka hadlay (Daawo)
CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR: “Dalka firaaq Dastuuri ah ayuu ku jiraa” (daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo tababar u Furay Ciidamada xoogga ee dhawaan laga Qaremeeyay deegaannada Galmudug

Xeerilaaliye kuxigeenka guudee ee Puntland Maxamed Xareed oo maanta Warbaahinta kulahadlay xafiiskiisa Garoowe ayaa waxa uu  gudoonka baarlamaanka iyo xildhibaanadaba ka codsaday in xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil Xassan Daad si ay dacwad ugu soo oogaan.

waxa uu sheegay in xildhibaanka uu ku hadlay hadalo gaf ku ah midnimada shacabka Puntland.

Dhegayso.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: