Kaluumaystada degmada Gumbax oo shaqadii uga tagay  maraakiibta Jariifka ah (dhegayso)

HomeWararka

Kaluumaystada degmada Gumbax oo shaqadii uga tagay maraakiibta Jariifka ah (dhegayso)

Kaluumaystada degmada Gumbax ee gobolka Bari oo maanta la soo xiriirtay Radio Daljir ayaa ka cabanaya dhibaatada ay kala kulmaan maraakiibta jariifka

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Xubno Kamid ah Ururadda Naafada (Sawiro)
Boosaaso laga daah-furay shirkad soo saarta kuraasta Balastika ah (dhegayso)
Xafiiska Caafimaadka DDS oo qaybinaya gaadiidka gurmadda degdegga

Kaluumaystada degmada Gumbax ee gobolka Bari oo maanta la soo xiriirtay Radio Daljir ayaa ka cabanaya dhibaatada ay kala kulmaan maraakiibta jariifka ah oo sida sharcidarada ah uga kaluumaysaya xeebaha Puntland.

waxa ay sheegeen in shabaagtii iyo dhamaan qalabkii ay ku shaqaysan jireen ay kala tageen maraakiibtaasi.

kaluumaysatada waxa ay sidoo kale ay Daljir usheegeen in ay cabsi xoogan ay ka qabaan in hadii jariifkan uu sii socdo ay ka dilaaci doonto falalkii burcad badeeda.
wariye Xasan Heykal ayay uwarameen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: