Wasiirka Boosta iyo wafdi uu hogaaminayay oo Caabudwaaq lagu soo dhaweey (Sawiro)

HomeWararka

Wasiirka Boosta iyo wafdi uu hogaaminayay oo Caabudwaaq lagu soo dhaweey (Sawiro)

Wafti uu hogaaminayay Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan iyo Xildhibaano katirsan labada gole iyo maamulka guud ee Jaamacadda Ummadda ayaa soo gaaray dagmada Caabudwaaq Ujeedka wafdiga soogaarey magaalada ayaa ah sidii qalab Dowladda Soomaaliya horey ugu balan qaadey Jaamacadda Ummadda Faraceeda Galmudug ee Caabudwaaq loogu wareejin lahaa. Sawiro.

Madaxweyne KX Camey oo Furay Shir Dib Loogu Eegayo Barnaamijka Horumarinta Degmooyinka Puntland ee JPLG
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Wafti uu hogaaminayay Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan iyo Xildhibaano katirsan labada gole iyo maamulka guud ee Jaamacadda Ummadda ayaa soo gaaray dagmada Caabudwaaq

Ujeedka wafdiga soogaarey magaalada ayaa ah sidii qalab Dowladda Soomaaliya horey ugu balan qaadey Jaamacadda Ummadda Faraceeda Galmudug ee Caabudwaaq loogu wareejin lahaa.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: