Madaxweyne Deni“isbadal ayaan ku samayn doonaa  maamulka gobolka Bari iyo kan degmada”(dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Deni“isbadal ayaan ku samayn doonaa maamulka gobolka Bari iyo kan degmada”(dhegayso)

Madaxaweynaha Puntland oo Bosaaso ku sugan ayaa sheegay in isbadal wayn ay ku samayn doonaan maamulka gobolka iyo kan degmada Bosaaso hanaanka uu us

Faah Faahin: Duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay xubno katirsan Argagixisada Al-shabaab (dhegayso)
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qaxa lala eegtay Ciyaartoyda Jubbaland
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso|daawo)

Madaxaweynaha Puntland oo Bosaaso ku sugan ayaa sheegay in isbadal wayn ay ku samayn doonaan maamulka gobolka iyo kan degmada Bosaaso hanaanka uu ushaqeeyo.

madaxweynaha ayaa ku amray Hay’adaha dowladda ee ku sugan magaalada Bosaaso iyo degmooyinka hoos yimaada in ay u shaqeeyaan si kaduwan sidii ay horay ugu shaqayn jireen.

hadalkan ayuu madaxweynaha Deni ka sheegay xili shalay uu Bosaaso kulan kula qaatay haweenka gobolka bari.
Dhegayso.

Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: