Puntland oo mashaaric hormarineed ka hirgalisay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug ( dhegayso )

HomeWararka

Puntland oo mashaaric hormarineed ka hirgalisay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug ( dhegayso )

Wasiirka wasaarada qorshaynta Cabdiqafaar Xange ,Xildhibaano iyo Gudoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur ayaa maanta deegaanka Cagaaran ee gobolka Mudud ka dhagax dhigay mashaariic ay kamid yihiin Ceelbiyiood iyo Iskuul ay Wax ku baran doonaan Dadka danyarta. Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xaafuun: Sideed qof oo kaluumaysato ajaaniib ah oo ku dhintay roobabkii d’ay (daawo)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wasiirka wasaarada qorshaynta Cabdiqafaar Xange ,Xildhibaano iyo Gudoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur ayaa maanta deegaanka Cagaaran ee gobolka Mudud ka dhagax dhigay mashaariic ay kamid yihiin Ceelbiyiood iyo Iskuul ay Wax ku baran doonaan Dadka danyarta.

Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: