Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha Hirshabelle

HomeWararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha Hirshabelle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay magacaawday koox farsamo oo ka kooban 9 xubnood kuwaasoo laga s

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Naafada Caabduwaaq oo Yeeshay “Xarunta Naafada Caabudwaaq”
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay magacaawday koox farsamo oo ka kooban 9 xubnood kuwaasoo laga soo kala xulay degmooyinka uu ka kooban yahay Hirshabelle Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Baarlamaanka.

Wareegtada ayaa sidoo kale la ogeeysiiyey Guddiga madaxa banaan ee xaduudaha & Federaalka in Xubnahaas ay wakiil ka yihiin Maamulka Hir-Shabeelle.

Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga la Magacaabey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: