Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha Hirshabelle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha Hirshabelle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay magacaawday koox farsamo oo ka kooban 9 xubnood kuwaasoo laga soo kala xulay degmooyinka uu ka kooban yahay Hirshabelle Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Baarlamaanka.

Wareegtada ayaa sidoo kale la ogeeysiiyey Guddiga madaxa banaan ee xaduudaha & Federaalka in Xubnahaas ay wakiil ka yihiin Maamulka Hir-Shabeelle.

Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga la Magacaabey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com