Maalinta caalamiga ah ee gabdhaha oo laga xusay magaalada Garoowe (Daawo)

Maalinta caalamiga ah ee gabdhaha oo laga xusay magaalada Garoowe (Daawo)

Maalinta caalamiga ah ee gabdhaha (International Girl Child day) ayaa laga xusay magaalada Garoowe, caqabado tira badan oo gabdhaha waxbarashada ka hortaagan ayaa lagu soo bandhigay.

Warbixintan waxaa faahfaahinaya Wariye Khadar Cawl ismaacil.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com