Roobabkii  deyrta oo ka curtay qeybo kamid ah deegaanada Puntland

HomeWararka

Roobabkii deyrta oo ka curtay qeybo kamid ah deegaanada Puntland

Roobabkii deyrta ayaa ka da’ay melo badan oo kamid ah gobolada Puntland roobabkaas oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. wararka ay helayso id

Maxamuud aw-Cali oo kamida waxgaradka Gobolka Sool ayaa soodhaweeyey khudbadii Garaad Jaamac Garaad Cali ka jeediyey Nairobi
DOOLOW, DABEYLO & SAADAAL ROOB (daawo)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Roobabkii deyrta ayaa ka da’ay melo badan oo kamid ah gobolada Puntland roobabkaas oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.

wararka ay helayso idaacada Daljir ayaa sheegaya in saddaxda maalmood ee nagu soo aadan ay roobabku ka da’idoonaan gobolada Sool, Snaag, iyo waqooyi bari ee Soomaaliya.

saadaasha ayaa sheegaysa iyo gobolada koonfureed ee Soomaaliya ay ka da’idoonaan roobab xoogan oo laga yaabo in uu fatahaad sameeyo webiga Shabeelle qeybaha uu ka maro magaalooyinka Mahadaay, Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabellada dhexe.

Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: