Wasiirka Waxbarshada Puntland oo Booqday Jaamacada Jariiban iyo Dugsiga H/Dhexe Sare (dhageyso)

HomeWararka

Wasiirka Waxbarshada Puntland oo Booqday Jaamacada Jariiban iyo Dugsiga H/Dhexe Sare (dhageyso)

Wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo tacliinta Sare ee Puntland ayaa saaka booqday Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee degmada jariiban isagoona ardayda ku dhi

laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay, Rasaas, Maandooriye & dad ka Ganacsanayay
Sacuudiga oo diiday Safiirkii Soomaaliya ay u magacawday dalkaas (daawo)
Beeraleeyda Puntland,’Dowladdu Waa Inay Maalgelin Ku Samaysaa Dalagyada Beeraha” (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo tacliinta Sare ee Puntland ayaa saaka booqday Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee degmada jariiban isagoona ardayda ku dhiiri galiyey inay kaalimo wanaagsan ka keenaan imtixaanka shahaadiga 2019 iyo 2020.
Wasiirka ayaa sidoo kale wuxuu booqasho ku tagay Jaamacadii Cusbayd ee dhawaan xariga laga jaray isagoo bogaadiyey dadaalka shacabka degmada Jariiban iyo Kaalinta Qurba Joogta degmada.

Socdaalkan goobaha waxbarashada ee wasiirka ayaa waxaa ku weheliyey Gudoomiyaha waxbarashada degmada Jariiban gudoomiyaha waxbarashada gobolka Mudug iyo Madax kale

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: