Siyaasi Qurbaawi oo jawaab adag siyeey Xasan sheekh & sheekh shariif (Daawo)

HomeWararka

Siyaasi Qurbaawi oo jawaab adag siyeey Xasan sheekh & sheekh shariif (Daawo)

Siyaasi Siciid Cali Axmed (Qurbaawi) ahna Guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi Qaran oo Shir jaraa'id ku qabtay dalka Maraykanka ayaa ka hadlay hadalo ka soo y

Wasiir Jamal: ”Khilaafka Igala Dhexeeya Madaxdweyne Deni Waa Mid Dhaqaale Iyo Arrimo Siyaasadeed”
LAASCANOOD: Wararkii ugu dambeyeey ee xaalka Laascanood & Warbixino Cusub
Madaxwaynihii hore ee dowladda faderaalka Xasan Sheekh oo dowladda ugu baaqay siyaasad furfuran

Siyaasi Siciid Cali Axmed (Qurbaawi) ahna Guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi Qaran oo Shir jaraa’id ku qabtay dalka Maraykanka ayaa ka hadlay hadalo ka soo yeeray Madaxdii hore ee dalka soo maray oo ay kamid yihiin Xasan sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Qurbaawi ayaa si weyn uga horyimid hadalada Sharifka iyo Xasan sheekh,isago si weyn u dhaliilay qaabkay uga hadleen xayiradda lagu soo rogay Maamulka Jubbaland,wuxuna ka shekeyeey taarikhda sheekh shariif.

Guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi Qaran ayaa soo jeediyeey in loo bahanyahay in nabad lagu dhameeyo Khilaafka dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland.

Hoos kaga boggo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: