Madaxweyne Farmaajo oo gaaray New York

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray New York

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka. Farmaajo ayaa la filayaa inuu ka qayb galo shirkaas,iyado soo dhaweyn balaaran loo sameyeey.

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xeerka Dugsiyada Qur’aanka Kariimka| (daawo)
Magaalada Bosaso oo maanta hilib la’aan ah (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Farmaajo ayaa la filayaa inuu ka qayb galo shirkaas,iyado soo dhaweyn balaaran loo sameyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: