Maalinta Nabada Aduunka oo maanta kale ku beegan (dhegayso)

Maalinta Nabada Aduunka oo maanta kale ku beegan (dhegayso)

Maanto kale -21 Sep waxaa Dunida looga dabaal degaa maalinta Nabada aduunka,iyado meelo Soomaliya kamid tahay laga xuso maalintan.

hadaba 30 Sanno kadib Sawir nooce ah ayaa Soomaliya laga dheehan karaa.

waxaan Arrimahaas wax ka weydiiney Cabdinaasir Maxamed Yuusuf oo ah Cilmi baadhe ka tirsan Hay’adda Nabada iyo Horumarinta BDRC. Wariye Xaawo Axmed Ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com