Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya oo Dalka Cumaan uga qeyb galay Kulan Muhiim u ah Horumarinta Waxbarashada Dalka.

HomeWararka

Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya oo Dalka Cumaan uga qeyb galay Kulan Muhiim u ah Horumarinta Waxbarashada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Magaalada Muscat ee dalka O

Xafladda 20-sano Guuradii kaso wareegtay Aas aska Puntland oo mardhow bilaabanaysa
Maamulka SSC Khaatumo “Waanu soo afjaray duulaankii Somaliland ee gobolada SSC”
Ciidamo kenyaan ah oo isaga baxay gobalka Gedo degmooyin ka tirsan

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Magaalada Muscat ee dalka Oman kullan kula qaatay shirkado badan oo hal-abuur dhanka teknoolajiyada ku taqasusay oo loogu tala galay in lagu hago nidaamka waxbarashada dalka.

Kullanka oo ay Goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka kala socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Jaamacadda Simad, Jaamacadda Muqdisho iyo Jaamacadda City ayaa looga hadlay hal-abuur dhanka teknoolajiyada ku taqasusay oo loogu tala galay in lagu hago nidaamka waxbarashada.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in shirkani muhiimad gaar ah uu u leeyahay Horumarinta waxbarashada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada XFS Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka Go,an taha in la helo waxbarasho tayo leh .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: