Howlgal dad badan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Sh/Dhexe

HomeWararka

Howlgal dad badan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Sh/Dhexe

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Millateriga ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen wadada u dhaxeysa M

Shil Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Garoowe iyo Khasaare Ka Dhashay (dhegayso)
Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & C.xakiin jookar (dhegayso/daawo)
Dowlad gobeedlayada iyo Madaxda Federaalka oo shir ku yeelan doona dhuusamareeb

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Millateriga ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Jowhar & Balcad, halkaas oo ay ka dhaceen weeraro kala duwan.

Sabtidii Todobaadkaan ayaa waxaa Tuulada Gololeey oo ku taalla duleedka Waqooyi ee degmada Balcad ka dhacay weerar lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka hir-Shabeelle iyo Ciidamo ka tirsan AMISOm gaar ahana kuwa Burundi.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Dowladda intii ay howlgalka ku jireen inay so qabqabteen dad farabadan oo isugu jira dad da’ah w iyo Dhalinyaro,kuwaas oo la geeyay Saldhiga Booliska degmada Balcad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: