Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo sheegay inay suurtagal ahayn in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo dalka (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo sheegay inay suurtagal ahayn in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo dalka (dhegayso)

Guddiga baarlamaanka ee sharciga doorashiiyinka ayaa soo jeediyey in dib loo dhigo muddo 2 sano ah doorashada 2020 oo ay soo gudbiyeen in caqabado bad

Madaxdii hore ee Puntland oo ku baaqay in gurmadka Qardho looga dambeeyo Dowladda (dhegayso)
Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo Fariin hanjabaada u diray Armenia
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA

Guddiga baarlamaanka ee sharciga doorashiiyinka ayaa soo jeediyey in dib loo dhigo muddo 2 sano ah doorashada 2020 oo ay soo gudbiyeen in caqabado badan ku hor gudban yihiin qabsoomideeda.

Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo kamid ah Nabadoonada Puntland siiba gobalka Mudug ayaa sheegay in xiligan macquul ahayn in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo Somaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 5 years ago

    SOMALIYA INAYSAN DORASHO HAL QOF & HAL COD KA DHACAYN HABAR WALIBA WAA OGTAHAY.
    WAXAANA UGU TALAGAY UNSOM & FARMAJO.
    WALIBA KUWA ISKU MAGACAABA (BEESHA CAALAMKA) BAA USABAB AH WAAYO? SIDAN BAY IYAGA UGU BADISAA!!!.HADIISE TALADA SHACABKA GACANTA LOO GALIYO WAXAY SHACABKU DOORANAYAAN KII AY RABAAN TAASINA UNSOM & KOOXDA XALANE JOOGTA MA RABTO,OO WAXAY RABAAN INAY GACANTA UGU JIRTO DOORASHADA MADAXWEYNE DAD KOOBAN OO AY MAAMULAN KARAAN(WAX U YEERIN KARAAN(SIDA:XUBNAHA BARLAMANKA)OOKALE….SOMALIYA WAXAY KU JIRTAA GACAN GUMAYSI OO ARXAN DARAN!!!.UNSOM,KUWA ISKU MAGAABA BEESHA CAALAMKA WAA KUWA ALSHABAB,ISIS KU QUUDIYA SOMALIYA,QARXIYA SHACABKA,DFS LUGAHA HAYA,KALUUNKEENA XADA,MACDANTII XADA,OO INTAY ISKU KEEN MASHQUUULIYEEN INAGA DHEX ADEEGTAY OOHADANA INOO SHEEGA INAY NA CAAWINAYAAN!!!!.I AM SORRY!!!DADKAYGAA WELI HURDA.

DISQUS: