Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Somaaliya oo Xafiis Garoowe ka furatay (Daawo)

HomeWararka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Somaaliya oo Xafiis Garoowe ka furatay (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta Magaaladda Garoowe ka daahfuray Xafiis Cusub oo ay ka furtay Garoowe wasaaradda Arrimaha dibada Dowladda Federaalka Somaaliya. Warbixintan Wariye Khadar Cawl ayaa faahfaahinaya.

Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lasoo xirayo
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
ISKUTASHI BULSHO, DHISMAHA WADDADA DHABAAQO IYO GODOONKA GOBOLKA GARDAFUU (daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta Magaaladda Garoowe ka daahfuray Xafiis Cusub oo ay ka furtay Garoowe wasaaradda Arrimaha dibada Dowladda Federaalka Somaaliya.

Warbixintan Wariye Khadar Cawl ayaa faahfaahinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: