Site icon Radio Daljir

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Somaaliya oo Xafiis Garoowe ka furatay (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta Magaaladda Garoowe ka daahfuray Xafiis Cusub oo ay ka furtay Garoowe wasaaradda Arrimaha dibada Dowladda Federaalka Somaaliya.

Warbixintan Wariye Khadar Cawl ayaa faahfaahinaya.

Exit mobile version