Ciidamadda dowladda oo howlgalo laga sameyeey Muqdisho ku soo qabtay walxaha qarxa

HomeWararka

Ciidamadda dowladda oo howlgalo laga sameyeey Muqdisho ku soo qabtay walxaha qarxa

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degamda Buulo-Burde ayaa waxaa la sheegay inay fashiliyeen qarax lagu Aasay wado m

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)
Ardayda sanadkan u fariistay imtaxaanadka shahaadiga ah oo dareenkooda waxbarasho ka hadlay (dhegayso)
Issimada Puntland oo go’aan soo saaray (Daawo)

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degamda Buulo-Burde ayaa waxaa la sheegay inay fashiliyeen qarax lagu Aasay wado muhiim ah oo ku taalla Bartmaha degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa u sheegay risaala in qaraxa oo ahaa Miino lagu Aasay Xaafada Ceel-Gaabta oo ah suuq lagu Iibiyo Jaadka(qaadka), isla markaana dad ku sugan suuqaas ay kusoo wargeliyeen Miinada la Aasay.

Mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Guddoomiye kuxigeenka degmada Buulo-Burde Cismaan Geedi cilmi oo tegay goobta qaraxa laga soo saaray ayaa Shacabka ka codsaday inay la Shaqeeyaan Ciidamada si loo sugo Amniga guud ee degmada Buul-Burde.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: