RW khayre oo Baydhabo kula kulmay Safiiro iyo Hay’addo Caalami ah (Daawo)

HomeWararka

RW khayre oo Baydhabo kula kulmay Safiiro iyo Hay’addo Caalami ah (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaan

Gudoomoyaha Xisbiga Shaqaalaha iyo Wafti uu hogaaminayey oo siweyn loogu soo Dhaweeyey Burtinle
Daawo Jaaliyada reer Puntland ee Denmark oo degmada burtinle soo gaarsiyey Qalab caafimaad
Madaxweynaha Galmudug oo codsi u jeediyeey Madaxda Puntland & Jubbaland (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaannada koonfur Galbeed, waxa uu magaalada Baydhabo kula yeeshay safiirradda dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee fadhigoogu yahay Muqdisho.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo Ra’iisul Wasaare Khayre ku wehliyay kulanka, ayaa soo bandhigay qorshayaasha horumarinta bulshada iyo deegaanka ee muhiimka ay tahay in laga taageero si loo gaaro horumarka iyo himilooyinka bulshada Koonfur Galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: