Garaad cusub oo lagu caleemasaaray dhagaxbuur & Farin loo diray Madaxweyne Cagjar ( dhegayso|daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Garaad cusub oo lagu caleemasaaray dhagaxbuur & Farin loo diray Madaxweyne Cagjar ( dhegayso|daawo)

Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah waxgaradka ka soo jeeda DDS kuna nool Puntland aya fariin u diray madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar,isago sh

PROSPECTS FOR A HORN OF AFRICA CONFEDERATION
QABRIDAHAR: maxaa ka taqanaa tariikhda faca weyn ee magalada qabridahar?
ALARM AT QOLOJI IDP SITES: AT LEAST 17 IDPS TESTED POSITIVE FOR COVID-19

Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah waxgaradka ka soo jeeda DDS kuna nool Puntland aya fariin u diray madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar,isago sheegay in xuquuq badan oo ay ku lahayeen maamulkaas uu ka maqanyahay.

Dhinaca kale Ugaaska ayaa Hambalyo u diray Garaad Cabdirashiid Garaad Makhtal oo lagu caleemasaaray Magaaladda dhagaxbuur ee DDS,isago alle uga baryeey in uu xilkaas alle u fududeeeyo.

Radio Daljir Xarunta Garoowe ayuu soo booqday,wuxuna kaga hadlay Arrimo Badan Waraysiga uu siyeey Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: