Guddoomiyihii dhalinyarada ee gobolka Shiniile ee DDS oo Itoobiya ay ugacangalisay maamulka Canfarta (dhegayso)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Guddoomiyihii dhalinyarada ee gobolka Shiniile ee DDS oo Itoobiya ay ugacangalisay maamulka Canfarta (dhegayso)

Ciidamada Milatariga ee dalka Itoobiya ayaa gobolka Shiniile ee DDS waxa ay ka qabteen oo ay gurigiisa kala baxeen Cismaan Mire oo ahaa Guddoomiyihii

JIGJIGA OO LAGU QABTAY BANAANBAX LAGU TAAGEERAYAY WAXQABADKA DOWLADDA (daawo)
The mystery sickness bringing death and dismay to eastern Ethiopia
Shiniile Gobolka Sitti ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (Sawirro)

Ciidamada Milatariga ee dalka Itoobiya ayaa gobolka Shiniile ee DDS waxa ay ka qabteen oo ay gurigiisa kala baxeen Cismaan Mire oo ahaa Guddoomiyihii Dhaliyarada ee gobolka Shiniile, waxaana laga soo dayrinayaa xaaladiisa caafimaad kaddib markii lagu jirdilay xabsiga.

Wiilkan ayaa waxaa loo gacan galiyay maamulka Canfarta, mana jirto wax tallaabo ah oo ay arrintan ka qaadeen ama ka yiraahdeen maamulka Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Cabdiwaaxid Sheekh Bashi oo kamid ah dhalinyarada ay saaxiibka dhaw ahaayeen Cismaan Mire ayaa wariye Xasan Heykal waxa uu uga waramay shaqsiyada Cismaan Mire iyo sababta xarigiisa ka dambaysay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: