Guddoomiye Cumar Finish: “ Awoodayda oo idil waxaan isgu gaynayaa sugida amniga Muqdisho ”(dhegayso)

Guddoomiye Cumar Finish: “ Awoodayda oo idil waxaan isgu gaynayaa  sugida amniga Muqdisho ”(dhegayso)

Guddoomiyaba gobolka Banaadir ahna duqa magaaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa xalay la wareegay ayaa waxaa uu shacabka Muqdisho ka balan qaaday in uu furi doono waddooyinka uxiran dowaladda ee lagu gooyay dhagaxaanta.

waxa uu sheegay Guddoomiyaha in awoodiisa oo idil uu isgu gayn doono amniaga magaalada sidii loo sugilahaa.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com