Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta wada hadallo kula yeeshay Yokohama, Japan Madaxweyne

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 43aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 55aad
Asadnaa Suudi: Ha ku Daalin Dhaliisha Dowlada, Balse ku Dadaal Ficil ahaan waxaad Dalkaaga ku Biirin Laheyd

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta wada hadallo kula yeeshay Yokohama, Japan Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika Mudane Hafez Ghanem.

Wada hadallada ayaa diiradda lagu saaray dadaallada la xiriira dib u habeynta maaliyadda, daynta cafinta iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta wanaagsan ee haatan ka dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: