Ahlu-sunna oo sheegtay inuu burburay heshiiskii ay la galeen DFS. (Daawo)

HomeWararka

Ahlu-sunna oo sheegtay inuu burburay heshiiskii ay la galeen DFS. (Daawo)

Warsaxaafadeed maantay ka soo baxay Madaxa xukumada Galmudug Sheekh maxamed shaakir ayaa lagu sheegay inuu burburay hashiskii ay wada galeen Galmudug,Ahlu-sunna iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay sabab teeda leedahay inuu guud ahaan burburo heshiiskaas. Hoos ka daawo Warbiixin uu Wariye Xasan heykal ka diyaariyeey.

Maraykanka & Ingiriiska oo soo dhaweeyay Ka Laabashada Muddo Kororsiga
QARDHO| Aragtida Shacabka Magalada Qardho ee salada Ciida Ku oogay Masjidka weyn ee masjid Jaamac
Sarkaal Shabaab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose

Warsaxaafadeed maantay ka soo baxay Madaxa xukumada Galmudug Sheekh maxamed shaakir ayaa lagu sheegay inuu burburay hashiskii ay wada galeen Galmudug,Ahlu-sunna iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay sabab teeda leedahay inuu guud ahaan burburo heshiiskaas.

Hoos ka daawo Warbiixin uu Wariye Xasan heykal ka diyaariyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: