Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo booqday dhismaha Dekadda Garacad (sawirro)

HomeWararka

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo booqday dhismaha Dekadda Garacad (sawirro)

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdi Cismaan oo maalmahan ku sugnaa gobalka Mudug ayaa maanta booqday dhismaha Dekadda Garacad. Wafdiga Wasiirka ayaa u kuurgalay qaabka ay u socoto dhismaha Dekadda Garacad oo hadda dhismaheeda meel wanaagsan marayo. Diiwaanka wararka Radio Daljir

Abubakar Abdirahman Gelle (Bilidhig)”Muhiimada koowaad waa in nimankaas meesha laga saaro,
Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdi Cismaan oo maalmahan ku sugnaa gobalka Mudug ayaa maanta booqday dhismaha Dekadda Garacad.

Wafdiga Wasiirka ayaa u kuurgalay qaabka ay u socoto dhismaha Dekadda Garacad oo hadda dhismaheeda meel wanaagsan marayo.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: