Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo booqday dhismaha Dekadda Garacad (sawirro)

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdi Cismaan oo maalmahan ku sugnaa gobalka Mudug ayaa maanta booqday dhismaha Dekadda Garacad.

Wafdiga Wasiirka ayaa u kuurgalay qaabka ay u socoto dhismaha Dekadda Garacad oo hadda dhismaheeda meel wanaagsan marayo.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com