Guddoomiyaha Burtinle: ” Shan kamid ah dhalinyaradii rabshadaha kicisay ayaan soo qabanay”(dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Burtinle: ” Shan kamid ah dhalinyaradii rabshadaha kicisay ayaan soo qabanay”(dhegayso)

Gudoomiyaha dhegamada Burtinle ee gobolka Nugaal Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay in dhalinyaradi

Inta Badan Xarumaha Ganacsiga Garoowe oo Maanta Xirnaa (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Dowladda Maraykanka oo soo bandhigtay qorshe logula dagaalamayo Alshabaab

Gudoomiyaha dhegamada Burtinle ee gobolka Nugaal Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay in dhalinyaradii rabshadaha ka gaystay magaalada Burtile ay gacanta ku soo dhigeen, kuwaas oo gaaraya ilaa iyo shan qof.

waxa uu sheegay in uu jiro khasaare hantiyeed oo ay gaysteen dhalinyaradauu iska hor imaadku dhexmaray.
wariye Jaamac Cabdiraxmaan ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: