Dahalinyaro dhac ugaysatay goobo ganacsi oo ku yaala degmada Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Dahalinyaro dhac ugaysatay goobo ganacsi oo ku yaala degmada Burtinle (dhegayso)

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal dhalinyaro is abaabulay ayaa dhac iyo booba ugaystay goobaha ganacsiga ee degmada kuwaas oo hakad galiyay isku socd

Bulshada degmada Buurtinle oo aragtidooda ka dhiibtay wax ka badalka Dastuurka Dalka
MAANHADAL: Puntland oo wajahaysa hubanti la’aan amaan iyo mid siyaasadeed
Xarun lagu daryeelo haweenka dhibka Jinsiga ahi soo gaaro ayaa laga furay Garoowe (Daawo)

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal dhalinyaro is abaabulay ayaa dhac iyo booba ugaystay goobaha ganacsiga ee degmada kuwaas oo hakad galiyay isku socdkii dadka iyo gaadiidka.

labadan kooxood ee dhalinyarada ah ayaa dagaalkooda waxa uu ka bilowday garoonka kubada cagta ee magaalada oo mid kamid ah labadan kooxood markii laga badiyay uu bilaabay fowdo gacan ka hadal isku badalay.

halkan ka dhegayso warbixinta wariye Xuseen Madar oo waraystay wariyaha Daljir ee Burtinle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: