Guddoomiyaha degmadda Burtinle oo daljir uga warbixiyeey hormarka ka socda degmadda (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha degmadda Burtinle oo daljir uga warbixiyeey hormarka ka socda degmadda (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in uu soo dhamaaday

Madaxweynaha dowladda degaanka Soomaalida oo Maanta la caleema saarayo
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Shir laga yeeshay amniga deegaanada xudduudka yaal ee Gobolka Gedo.

Guddoomiyaha degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in uu soo dhamaaday wajigii kowaad ee dhismaha Wadada dhexmarta Magaaladda oo qaab isku tashi ah loo dhisay.

Wuxuu ka hadlay Gudoomiyaha degmadda Burtinle Xaaladda Barakacayaasha oo uu sheegay inay kawar hayaan xaladooda iyo nolasha ay ku noolyihiin.

Dhinaca kale wuxu sheegay tan iyo markii uu xilka la wareegay in hormarka degmadda uu si wanaagsan ku socday,tiradda iskuuladda sare ee kuyaala degmadda ayuu ka hadlay.

Ugu dambeyn wuxuu ka hadlay dhismaha wadada xiriirisa Burtinle iyo xarfo oo u sheegay inay afar sano burbursantahay ayna baaq u dirayaan Hay’adaha shaqaada kuleh inay si deg deg ah wax uga qabtaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: