Bosaaso: Ciidamada amniga oo fashilay qarax lagu aasay waddada bartamaha (dhegayso)

HomeWararka

Bosaaso: Ciidamada amniga oo fashilay qarax lagu aasay waddada bartamaha (dhegayso)

Qaraxan ayaa ahaa miino dhulka lagu sii aasay xalay, waxaana u suurta gashay ciidamada amniga in ay fashiliyaan. qaraxan ayaa loogu talagalay in la qarxiyo marka ay dadka suuqa u soo adeeg doontaan. mamaulka gobolka bari ayaa ku eedeeyay qaraxan in ay ka dambeeyeen kooxda Daacish. Dhegayso.

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Gaaray Norway si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Oslo
Walaalkay horgal ma aha waligiisna Hargeysa cag ma dhigin

Qaraxan ayaa ahaa miino dhulka lagu sii aasay xalay, waxaana u suurta gashay ciidamada amniga in ay fashiliyaan.

qaraxan ayaa loogu talagalay in la qarxiyo marka ay dadka suuqa u soo adeeg doontaan.

mamaulka gobolka bari ayaa ku eedeeyay qaraxan in ay ka dambeeyeen kooxda Daacish.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: