MAANHADAL: Doorashada Jubalabd iyo khilaafka hareeyay (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Doorashada Jubalabd iyo khilaafka hareeyay (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa doorashada Jubaland ku soo wajahan iyo khilaafka ku hareeyay.

wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa soo jeedinaya.

Hoos ka daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0