Wacaal Darey ah:  Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay

Guddiga doorashada maamulka Jubaland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubaland oo ka kooban 73 Xildhibaan.

Guddoomiye kuxigeenka koowaad Sacdiyo Salaad “Heshiiska caalamiga ah waa in la akhriyaa,
Madaxwaynaha Soomaaliya oo kusii jeeda xarunta Midowga Yurub ee Brusless
Guusha Madaxweyne Joe biden & shaqooyinka horyaala! (Daawo)

Guddiga doorashada maamulka Jubaland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubaland oo ka kooban 73 Xildhibaan.

xulista Xildhibaanada ayaa qaadatay mudo 20 cisho ah, waxaana hareeyay intii ay socotay howsha soo xulistooda khilaaf udhexeeyay odayaasha dhaqanka iyo guddiga.

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubaland ayaa sheegay in shanta beelood ee hab qeybsiga 4.5 lagu sameeyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: