Wacaal Darey ah: Xubno katrisan Argagixisada Al-shabaab oo Baran lagu qabtay

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Xubno katrisan Argagixisada Al-shabaab oo Baran lagu qabtay

Ciidamada amniga Puntland ee gobolka Sanaag gaar ahaan demaga Baran ayaa gacanta ku dhigay saddax ruux oo ku eedeesan in ay ka tirsan yihiin kooxda Al

Ra’iisul Wasaare Roobe oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal (Akhriso)
Ciidamada dowladda & kuwa degaanka oo la wareegay degaan u dhow Xarardheere
Soomaaliya; 941 Xildhibaan iyo 377 Wasiir Waxayna Sanadkii Qaataan 27 Million oo Dollar (Warbixin)

Ciidamada amniga Puntland ee gobolka Sanaag gaar ahaan demaga Baran ayaa gacanta ku dhigay saddax ruux oo ku eedeesan in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab, halka mid kale oo afaraadna ay ciidamadu toogteen.

ragan ayaa ka soo ambabaxeen magaalada Ceerigaabo waxayna ay ka yimaadeen dhanka koonfurta Soomaaliya.

lama oga sida ay kuyimaadeen xubnahan magaalada Ceerigaabo, balse laamaha amniga ayaa sheegay in ay ka war hayeen socdaalkooda waxayna ku sii jeedeen Buuralayda Galgala oo ay Al-shabaab ku dhuumaalaysanayaan.

Halkan ka dhegayso wariyaha Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahin oo faah faahinay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0