Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa maanta looga hadlay (Daawo)

HomeWararka

Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa maanta looga hadlay (Daawo)

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir Gudoominayay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, uuna goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay ansixinta wax ka bedel lagu sameeyey Cashuurta Dakhliga Shaqaalaha aan Dawliga Aheyn, Xeerka Maalgashiga Puntland, Kobcinta Shaqo Abuurka iyo warbixino. Hoos ka daawo.

Madaxweyne KX Camey oo Furay Shir Dib Loogu Eegayo Barnaamijka Horumarinta Degmooyinka Puntland ee JPLG
Hay’adda IMF oo 2.9 Bilyan oo Dollar ugu deeqday dalka Sri Lanka
Garoowe oo laga daahfuray shirkadda Barida baaburta ee Badbaado

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir Gudoominayay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, uuna goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay ansixinta wax ka bedel lagu sameeyey Cashuurta Dakhliga Shaqaalaha aan Dawliga Aheyn, Xeerka Maalgashiga Puntland, Kobcinta Shaqo Abuurka iyo warbixino.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: