Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa maanta looga hadlay (Daawo)

Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa maanta looga hadlay (Daawo)

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir Gudoominayay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, uuna goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay ansixinta wax ka bedel lagu sameeyey Cashuurta Dakhliga Shaqaalaha aan Dawliga Aheyn, Xeerka Maalgashiga Puntland, Kobcinta Shaqo Abuurka iyo warbixino.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com