Gudoomiyaha Aqalka sare Somaaliya oo qaabilay  Danjiraha Qatar ee Somalia (Sawiro)

HomeWararka

Gudoomiyaha Aqalka sare Somaaliya oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Somalia (Sawiro)

Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar

Faysaloow ma Majeerteen baad cadow iiga dhigaysaa oo Ciidagale ii soodhaweyneysaa?
Dil ka dhacay degaan katirsan gobolka Galgaduud & xiisad ka taagan
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya ayaa kawada hadlay iskaashiga labada dal iyo taagerida howlaha Guddiga Saaxiibtinimadda Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Qatar.

Waxaana sidoo kale kulanka goobjoog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed iyo Xog-hayaha Guud ee Golaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: