Faysaloow ma Majeerteen baad cadow iiga dhigaysaa oo Ciidagale ii soodhaweyneysaa?

Faysaloow ma Majeerteen baad cadow iiga dhigaysaa oo Ciidagale ii soodhaweyneysaa?

Siyaasi Cabdulqaadir Maxamed Hagar (Aayatullaah) ayaa si adag uga jawaabay hadal maanta ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe: “Nin walowba haybtaada aamin halkan waa la xoraynayaa, oodkaca iyo muqmada halkee lagu cunayaa, meeshan waa Nugaal, xabbad baana ka socota?”

Aayatullah oo sii wata jawaabta uu u jawaabay Faysal Cali Waraable ayaa ku sii darey, “Faysal inuu miyirsaday baan u haysaney laakiin weli ma miyirsan … Faysaloow ma Majeerteen baad cadow iiga dhigaysaa oo Ciidagale ii soodhaweyneysaa?”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com