Daacish oo sheegatay qaraxii Bosaaso

Daacish oo sheegatay qaraxii Bosaaso

War qoraal ah oo lagu daabacay Warbaahinta wararka u faafisa Ururka Daacish ee Amaq News Agency ayaa waxaa ay ku sheeteen Mas’uuliyada qaraxii Maanta ka dhacay Boosaaso,iyadoo tilmaamay in qaraxa ay ku dhaawacmeen laba askari oo kmaid ahaa Ilaalada Wasiirkii hore ee Qorsheynta Puntland.

Majirto dhanka dowladda Puntland wax war ah oo ka soo baxay oo ay kaga hadlayaan qaraxan.

Ururada Daacish iyo Al-shabaab ayaa mararka qaar weeraro dilal iyo qaraxyo ah ka gaysta magaalada Bosaaso ku waas oo ciidamada Puntland ay kula dagaalamaan buuralayda Galgala.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com