Wasiir hore Shire Xaaji Faarax oo ka hadlay qaraxii uu ka badbaaday (daawo)

HomeWararka

Wasiir hore Shire Xaaji Faarax oo ka hadlay qaraxii uu ka badbaaday (daawo)

Wasiirkii hore qorsahynta iyo xiriirka caalamiga ee Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa waxaa uu sheegay in wax saamayn ah aysan ku yeelan doonin weerarkii maanta kadhacay Bosaso ee dhaawac uu kasoo gaaray ilaaladiisa. Shire ayaa ugu baaqay shacabka Bosaso inay ka shaqeeyaan ammaanka. Hoos kadaawo.

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar | Daljir Gaalkacyo (daawo)
Puntland iyo ganacsiga siyaasadda: Yaa xildhibaan kuu ah, yaa se wata musharraxa Madaxweyne? (dhegayso/daawo)
Galmudug oo Heshiis dhex dhigtay beelo gobalka Hiraan ku dagaalamay

Wasiirkii hore qorsahynta iyo xiriirka caalamiga ee Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa waxaa uu sheegay in wax saamayn ah aysan ku yeelan doonin weerarkii maanta kadhacay Bosaso ee dhaawac uu kasoo gaaray ilaaladiisa.

Shire ayaa ugu baaqay shacabka Bosaso inay ka shaqeeyaan ammaanka.

Hoos kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: